War Deg Deg: Dagaal Haatan ka Socda deeganka Warmaxan ee Gobolka Shabeelaha Hoose

0

Wararka haatan naga soo gaaraya deeganka warmaxan ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Rag ka Tirsan al-shabaab ay saakay aroortii ay deegankaas weerar ku qaadeen.

Waxaa haaatan deeganka warmaxan laga Maqlayaa rasaas xoogaan iyo hubka noocayadiisa kala duwan ay isweedaarsanayaan ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa al-shabaab oo goobta weeraray,

Saraakiil ka Tirsan ciidamada dowlada soomaliya aynu la xariirnay ayaa inoo sheegay in deeganka ay saakay aroortii ay soo weerareen rag ka Tirsan al-shabaab oo aad u hubeysnaa,

wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here