Wararka haatan naga soo gaaraya deeganka warmaxan ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Rag ka Tirsan al-shabaab ay saakay aroortii ay deegankaas weerar ku qaadeen.
Waxaa haaatan deeganka warmaxan laga Maqlayaa rasaas xoogaan iyo hubka noocayadiisa kala duwan ay isweedaarsanayaan ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa al-shabaab oo goobta weeraray,
Saraakiil ka Tirsan ciidamada dowlada soomaliya aynu la xariirnay ayaa inoo sheegay in deeganka ay saakay aroortii ay soo weerareen rag ka Tirsan al-shabaab oo aad u hubeysnaa,
wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

