Gudoomiyihii Magaalada Temixco ee dalka Mexico oo la Dilay

0

Marwo Giseela Mota oo aheyd duqii magaalada Temixco ee gobolka Moreloos ayaa koox hubeysan ay maanta ku dileen magaalada temisko kadib rasaas ay ku fureen gaari ay wadatay.

Haweyneyda ayaa waxaa dilkeedaan uu imaanaya maalin ka dib markii xilkaasi loo doortay. kadib doorasho ka dhacday magaalada Temixco ee gobolka Moreloos ee dalka Mexico,

Ciidamada amaanka dalka Mexico oo baaritaano sameeyey ayaa dhoor qof falkaan dilka ah u xir xiray. kuwasoo dhawaan maxkamada lasoo Taagi doono,

Dalka maxico oo dhawaan yeeshtay madaxweyne cusub ayaa intiisa badan dalka waxaa ka dhacay weeraro qorsheesan oo lagu dilo dadka xilalka ka haya dowlada cusub.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here