Kooxo Hubeysan oo Weeraray  Nin Rayid ahaa oo  Marayay degmada Hodon

0

Wararka haatan Naga soo gaaraya inta u dhaxeysa Masaajidka sheikh Cali suufi iyo Wadada Tarbuunka  ee degmada Hodon ayaa ku waramaya in koox hubeysan ay halkaas ku weerareen nin watay gaari noociisa yahay corolla,

Kooxda Hubeysan ayaa isku Horgeysay gaariga ninka Rayid ahaa  uu watay iyagoona rasaas xoogan ku Furey markii dambe sida ay inoo sheegeen dad ku sugnaa goobta oo falka ka dhacay ee degmada Hodon,

Dhanka kale ninka la wareeray ayaa la sheegay in si garaab ahaan  goobta loogu qaaday iyadoona loola cararay mid kamid ah isbitaalada Magaalada Muqdisho,

Wixii kusoo kordha kala simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here