Liverpool oo Xiiseenaysa Goolhayaha kooxda Barcelona Marc-Andre ter Stegen

0

Kooxda Liverpool ayaa markaan u dhaqaaqaysa saxiixa Goolhayaha kooxda Barcelona iyo xulka dalka Germany Marc-Andre ter Stegen sida maanta lagu daabacay majalada Daily Mirror..

Marc-Andre ter Stegen ayaa ku guuldareytay in uu helo booska joogtada ee Horyaalka dalka Spain kadib markii uu booskaas kusoo baxay ninka reer Chile ee Claudio Bravo oo ah goolhayaha kowaad ee Barcelona dhanka horyaalka dalka Spain,

Iskastoo uu xidigaan kooxda Barcelona u matalo dhanka Champions leagu laakin kuma qanacsano in uu helo waayo booska kowaad ee Horyaalka dalka Spain,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here