Ivan Rakitic oo ka Hadlay Ciyaartii ay Xalay Barcelona Guuleysan Weysay

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona Ivan Rakitic ayaa sheegay in uusan ka walwalsaneen barbarihii ay xalay la galeen kooxda Espanyol ciyaartii derby-ga aheyd

Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Crotia ayaa Tilmaamay in aysan waxba u dhimi doonin barbarihii ay xalay la galeen kooxda  Espanyol awoodii ay laheyd kooxda Barcelona oo xili ciyaareedkii Hore ku guuleysatay Horyaalka dalka Sapain,

Dhanka kale kooxda Atletico Madrid oo xalay guuleysatay ayaa labo dhibic ka sareysay kooxda Barcelona oo xalay barbaro gashay waxayna Tani ka dhigan tahay in Atletico Madrid ay tahay kooxda Hogaaminaysa horyaalka wallow hal kulan uu baaqi u yahay kooxda Barcelona.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here