War Deg Deg:-Gudoomiye Jawaari oo Goordhaweyd Iscasilay

0

Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Shiikh cusmaan jawaari ayaa goordhaweyd iscasilay.

Gudoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya C/wali Shiikh Ibraahim muudey ayaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya  ka hor aqriyay Warqada is Casilaada Gudoomiye Jawaari uu soo direy.

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ku qanciyay  jawaari in uu iscasilo, kadib kulamo uu la qaatay.

Jawaari ayaa arbacada Golaha shacabka kaga dhawaaqi doono iscasilaadiisa.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here