Jawaari oo Sharci Darro Ka Dhigay Shaqo Joojintii Xoghayaha Golaha Shacabka

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay go’aankii Gudoomiye kuxigeenka koowaad Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudey uu shaqada kaga joojiyay Xoghayaha Guud ee Baarlamanka Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha golaha shacabka Jawaari uu  awood u leeyahay magacaabista iyo xilka ka qaadista xoghayaha guud.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here