Al-shabaab oo Sheegay in Muqdisho ay Ku Dileen Mas’uul Ka Tirsanaa Dowladda.

0

Xarakadda Al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyadda dilka Gudoomiye Waaxeed ka Tirsanaa Maamulka Degmadda Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir.

Xoogag hubeysnaa ayaa xalay Fiidkii bartamaha degmada Xamar Weyne ku dilay Max’med Macallim Xasan(Fagaase), oo kamid ahaa mas’uuliyiinta Maamulka Degmadda Xamar Weyne gaar ahaan waaxda Kacaan.

Ragii hubeysnaa ee dilka fuliyay ayaa goobta isaga baxsaday.

Mudooyinkii dambe waxaa Magaaladda muqdisho kusoo batay dilalka loo geysto Mas’uuliyiinta ka tirsan Dowladda Soomaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here