Dawladda Soomaaliya oo QM U Gudbisay Dacwad Ka Dhanka Ah Dawladda Imaaradka

0

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan Baalle oo hadal ka jeedinayay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Dowladda Imaaraatka Carabta ay ku xad gudubtay Midnimada iyo Qaraminada Soomaaliya.

Wuxuu soo hadal qaaday heshiiskii Saami qeybsiga Dekeda Berbera ay kala saxiixdeen Shirkadda DP-World, Somaliland iyo Dowladda Federaalka ee Itoobiya.

Waxa uu Qaramada Midoobay ka dalbaday in wax la qabto Xadgudubka Imaaraatka Carabta ay ku sameysay Midnimada Soomaaliya.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay  Abuukar ayaa soo hadal qaaday sidoo kale in wixii wada hadal ah ay u madax banaan yihiin Dowladda Federaalka iyo Somaliland.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here