Akhriso:-Baarlamaanka oo Xeer Kasoo Saaray Heshiiska Berbera, DP World-na Dalka Ka Mamnuucay

0

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd xeer kasoo saaray Heshiiskii Dekedda Berbera ee Maamulka Somali-land, Dowladda Imaaraadka Carabta, iyo Dowladda Ethopia.

Kulanka Golaha shacabka waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

Dood dheer kadib waxaa Xeerka ogolaatay 168 xildhibaan, cid diidana ma jirto.

Xeerka uu soo saaray Baarlamaanka Soomaliya ayaa ciwaan loogu dhigay “Xeerka dhowrida Gobonimada iyo Midnimada Geyiga Soomaaliyeed”,wuxuuna xeerka ka kooban yahay dhowr qodob.

 

   

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here