Gudoomiye Yariisow oo La kulmay Mas’uul Ka Tirsan Jabuuti Iyo Q-M+Sawirro

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cabdi raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dowladda Jabuuti .

Labada Masuul ayaa kawada hadlay Sidaa Loo Hormarin lahaa Caasimadda Magaalada Muqdisho.

Sidoo Kale Duqa Muqdisho Wuxuu La Kulmay Kuxigenka Ergay Gaarka ah ee QM Gudoomiyaha iyo Ergayga ayaa kawada hadlay Sidii Dib u dajin Loogu Sameyn Lahaa Qaxootiga Kunool magaalada Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here