Wasiir katirsanaa Puntland oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

0
Wasiirkii wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee mamul gobaleedka Puntland Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe)

Wasiirkii wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee mamul gobaleedka Puntland Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Cabdinuur Cilmi Qaaje ayaa in muddo ah ku xanuunsanaa deegaanada Puntland, isagoo markii danbe loo soo qaaday magaalada Muqdisho, si xaaladiisa caafimaad loogusoo dabiibo, wasiirka ayaa Waxaana uu la ildaranaa cudurka macaanka loo yaqaan, kaa oo markii danbe Alle qadariyay inuu u geeriyoodo.

Wasiirka warfaafinta maamulka puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay idaacada simba ayaa inoo xaqiijiyay geerida, Wasiirkii wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee mamul gobaleedka Puntland Cabdinuur Cilmi Qaaje oo maanta ku geeriyooday magaalada caasimada ah ee muqdisho

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here