Qaar kamid ah Wariyaasha ka shaqeeya Magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan ugu Hadlay ansixinta hindise sharciyeedka xeerka saxaafada oo shalay ay ansixiyeen Mudanayaasha Baarlamanka Soomaliya,
Wariyaheena C/Raxmaan maxamed Colaad oo Maanta Microfanka la dhaxqaaday qaar kamid ah suxufiyiinta magaalada Muqdisho ayaa ka wareystay qaabkey u arkaan ansixinta xeerka saxaafada soomaliya in hadii ay jirto waxyaalo ay ka cabanayaan, oo ku jira xeerka,
Halkaan Hoose ka dhageyso

