Dhageyso:-Sababta loo badiyay Tirada Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya

0

Qaar kamid ah odoyaasha soo xulay xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya ayaa ka Hadlay Badnaanshaha tirada xildhibaanada Baarlamankaas Maamulkaas.

Malaaq shiino oo kamid ah odoyaasha soo  xulay xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya oo la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loogu talagalay badnaanshaha xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya sidii loo qancin lahaa dadka kasoo jeeda deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya,

Waxa uu sheegay Malaaq shiino in ay mudooyinkii dambe soo badanayeen cabashooyin ka imaanayay dadka daga deeganada uu ka arimiyo Maamulka koonfur Galbeed sidaas darted loo badiyay Tirada  xildhibaanada baarlamanka Maamulka koonfur Galbeed soomaliya,

Hadalkaan ayaa imaanaya xili dhawaan degmada Ceel-Barde ee Gobolka Bakool loogu dhawaaqay Maamulka ka madax banaan Maamulka koonfur Galbeed soomaliya oo la magac-baxay Maamulka Bakool sare.

Halkaan Hoose ka dhageyso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here