Xiliga lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada Maamulka Juba-land oo la Shaaciyay

0

Madaxweynaha Maamulka Juba-land axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe ayaa qorsheenaya in uu Golihiisa wasiirada cusub ee Maamulka Juba-land uu ku dhawaaqo bisha February ee sanadka cusub ee 2016-ka.

Warar la helaya ayaa Tilmaamaya in xildhibaanada baarlamanka Maamulka Juba-land ay waqti ugu dareen Madaxweynaha Maamulka Juba-land si uu usoo dhiso gole wasiiro oo tayo wanaagsan leh,

Dhanka kale Tan iyo markii dib loo doortay Madaxweynaha Maamulka Juba-land axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe waxa uu waday wada-tashiyo ku aadan soo magacaacista Golaha wasiirada cusub ee Maamulka Juba-land,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here