Chelsea oo laga Cabsi qabo in ay u laabato Horyaalka heerkiisa Labaad

0

Macalinka kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa ka casbi qaba in xili ciyaareedkaan  kooxda Chelsea u dhacdo Horyaalka heerkiisa labaad xili ay xalay barbaro 0:0 ah ay la gashay kooxda Manchester United ciyaar ka dhacday Guriga kooxda Manchester,

Macalinka oo saxaafada la Hadlay kadib kulan ayaa sheegay in uu aad ugu cabsi qabo in ay kooxdiisa xili ciyaareedkaan u dhacdo horyaalka heerkiisa Labaad xili ay labadii kulan ay ciyaartay todobaadkaan ay gashay barbaro,

Ninka reer Holland ayaa shaqada kooxda Chelsea ka badalay macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho oo labo todobaad ka hor laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea kadib markii uu ku bilowday waayo aad u xun.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here