West Ham oo qorsheenaysa in ay si joogto ah ula Wareegto Manuel Lanzini

0

Kooxda West Ham United ayaa qorsheenaysa in ay heshiis joogto kula wareegto laacibka ay leedahay kooxda Horyaalka imaaraadka ee al-jaziira xidiga la yiraahdo Manuel Lanzini oo bandhig wanaagsan ka sameenaya horyaalka dalka ingiriiska,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentine ayaa amaah waqti dheer ah kaga soo dhaqaaqay kooxda Al Jazira Club isagoona xili ciyaareedkaan kooxda West-ham u dhaliyay 4-goal 12-kulan uu kasoo muuqday xili ciyaaredkaan kadib intuusan dhaawac soo gaarin bishii November.

Milkiilaha kooxda West Ham United David Sullivan ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka xidigaan yare ee u dhashtay dalka argentine,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here