Sawiro:- Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan oo Xariga laga jaray kadib dayactir Lagu Sameeyay

0

Waxaa Maanta xariga laga jaray Dhisamaha xarunta maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan oo mudooyinkii dambe laga waday dayactir  balaaran,

Xafladii xariga loogu jaraayay waxaa ka qeyb galay maamulka Gobolka Hiiraan, Saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ka Socda ee AMISOM.

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed Hagar (yuusuf Dabageed) oo hadal kooban ka jeediyay xaflada furitaanka Dhisamaha xarunta maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaruntaan maanta dib loo furey ay wax badan u faaideyn doonto Maamulka Gobolka Hiiraan.

Dhanka kale Col.Cusman Dubad oo ah Taliyaha ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah  ciidamada amisom, ayaa sheegay in xarumahan loogu talagalay in ay ku shaqeeyaan mas’uuliyiinta maamulka gobolka,

20151228635868801499205878HOL09-6 20151228635868801270736578HOL09-3 20151228635868801409199150HOL09-4 20151228635868801207606460HOL09-2

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here