Shaqaalo ka Tirsan Hay’ad Samafal oo lagu Af-duubtay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

0

Sida ay sheegayaan wararka Rag ka Tirsan al-shabaab ayaa Maanta af-duubtay Saraakiil ka Tirsan Hay’adda Hirdo xilli ay hawlo shaqo u jooggeen afafka hore ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Warar kala duwan oo kasoo baxaya afduubka ayaa Tilmaamaya in raga ka Tirsan Al-shabaab ay af-duubteen ilaa lix ka Tirsanaa shaqaalaha Hay’ada Hirdo halka sidoo kale ay warar qaar ay sheegayaan in la af-duubtay 4-shaqaalo oo ka Tirsan Hay’ada.

Ciidamada dowlada soomaliya oo gacanta ku haya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Ayaa wada Holwgalo ay ku baadigoobayaan ragii ka dambeeyay af-duubka maanta loo geystay Saraakiil ka Tirsan Hay’adda Hirdo,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here