War DEG DEG:-Diyaarado Goordhaweyd Duqeeyay Gobolka Hiiraan

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ee bartamaha dhulka Soomaliya ayaa ku waramaya in diyaarado dagaal ay goordhaweyd duqeeyeen deegaan aan sidaas ugu fogeyn Degmada Jalalaqsi.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in diyaaradaha ay dhowr gantaal ay la dhaceyn saldhiga Al-shabaab.

Ilaa haatan lama sheegin wax khasaaro ah oo ka dhashay duqeynta goordhaweyd ka dhacay Hiiraan.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here