Is Rasaaseyn Qasaare Geysatay oo Goor Dhaw ka Dhacday Magaalada Muqdisho

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is Rasaaseen qasaare geysatay oo goor dhaw ka dhacday agagaarka Isgoyska tarbuunka ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaaliya.

Dadka deegaanka oo la hadlay idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney arkayeen rag dagaalamaya balse aysan kala garaneen  iney yihiin maleeshiyaad hubeysan ama ciidamada dowlada, waxana is rasaaseyntaasi inuu ku geeriyooday hal ruux halka tira intaa ka badan dhaawac kasoo gaaray.

Wararka ayaa intaa ku daraya in dagaalkasi ay ka danbeeso mid kamid ah gudoomiye waxeedyada Gobalka Banaadir inkasto aynu ku daba jirno soo xaqiijinta iney ku lug laheyd is rasaaseyntaasi.

Wararkaasi is qilaafsan iyo cida rasmiga ay u dhaxeyso is rasaaseyntaasi waan idinla wadagi doonaa.

Waxii nagu soo kordha waan idinla socod siin doonaa nagala soco SimbaNews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here