War DEG DEG:-Qarax Ismiidamin oo Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho

0

Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goordhaweyd ka dhacay deegaanka Weedow ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaan oo gaari NOAH ah loo adeegaday ayaa lala eegtay ciidamada ka Tirsan kuwa AMISOM oo Marayay deegaankaas.

Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in qaraxa oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Wixi kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here