Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray macquul ahaanshaha in kaptankii Hore ee kooxda Liverpool Steven Gerrard uu dib ugu soo laabto kooxda isagoona si amaah ah ugu ciyaaraya,
Kaptankii Hore ee kooxda Liverpool Gerrard ayaa waayo fiican ku qaatay kooxda Liverpool isagoona dhawaan soo gaba-gabeeyay 17-sano uu ku sugnaa Nolosha garoonka Anfield.
Jurgen Klopp oo saxaafada hadal kooban siiyay ka hor kulanka kooxda Lichester City ayuu sheegay in aysan jirin fursad ay kooxdiisa si amaah ah ugula soo wareegto laacibkii Hore ee xulka dalka ingiriiska Steven Gerrard

