Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Farriin u Diray Warbaahinta+Dhageyso

0

Wasiirka Warfaafinta Maamulka  Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid ayaa farrriin waanno iyo baaq isugu jirta u diray shacabka reer Somaliland ee maanta u dareeri doonna doorashadda Madaxtooyadda.

Wuxuu ugu baaqay  warbaahinta deeganada Maamulka Somali-land in aanay ka hordhicin natiijadda doorashadda oo laga sugayo in ay ku dhawaaqaan komishanka doorashooyinka Somali-land.

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta Maamulka  Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid ayaa ugu baaqay hay’adaha amaanka maamulka Somali-land  in ay ka shaqeeyaan amniga islamarkaana ay ka hortagaan wax walba oo qalqal galin kara amniga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here