War Deg Deg: Ciidamada AMISOM oo isaga Baxay Deegaan Ka Tirsan Shabeelaha Hoose

0

Wararka ka imaanaya deegaano Hoos Yimaada Gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Midowga Africa ee amisom ay iskaga baxeen daagaano ka Tirsan Gobolka shabeelaha Hoose waxaana goor dhaweyd goobahaas ay ka baxeen Amisom la wareegay al-shabaab,

Ciidamada AMISOM ay isaga baxay deegaanka Ceel-Xaaji oo dhanka Xeebta uga beegan magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha sida ay sheegayaan wararka waxaana deeganka Haatan ku sugan ciidamada xarakada al-shabaab.

Dhanka kale wali wax war ah kama soo bixin dhanka Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlada soomaliya ayay kaga Hadlaan ka bixitaanka ciidamada Midowga Africa ee amisom  deegaan ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here