Dadka Yurub Galay Sanadkaan 2015-ka Waa kuwa ka badan Sanadkii 2014-kii+ Sawiro

0

Warbixin ay soo saartay Hay’ada socdaalka aduunka ee IOM ayay ku sheegtay In ugu yaraan 1-million oo qof oo qaxooti ah ay galeen wadamada Yurub waana mid ka sareysa afar Laab dadkii wadamada Yurub galay sanadkii 2014-kii.

Dadka wadamada Yurub Galay sida Ingiriiska, Sweden, Norway  waxaa u badan dadka u dhashtay wadamada Syria,  Afghanstan. Ciraaq,  iyo soomaliya kuwasoo ay ka jiraan  dagaalo iyo colaado sokeeye.

Dhanka kale Warbixinta ayaa sidoo kale lagu xusay In  800,000-kun oo dadkaas kamid ah ay wadamda Yurub ay ka geleen wadamada Greece-ga iyo Turky-ga  iyadoona 3,700 qof ay ku dhinteen badda Mediterranean. Iyagoo isku dayayay in ay gaaraan wadamada Yurub,

A painting by English graffiti artist Banksy is seen at the entrance of the Calais refugee camp in France, in Calais, northern France, Monday, Dec. 21, 2015. The elusive graffiti artist has depicted the late Apple guru Steve Jobs — whose biological father was from Syria — carrying a black garbage bag and an early model of the Macintosh computer. (AP Photo/Michel Spingler)

1015A31300000514-3370016-image-a-58_1450786140103 2F7B564000000578-3370016-image-a-54_1450786038448 2DCE89B700000578-3370016-image-a-55_1450786045232 2BB2A8EF00000578-3370016-image-a-56_1450786054458

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here