Benitez oo Xiiseenaya Laacibka kooxda Chelsea Cesc Fabregas

0

Macalinka kooxda Real Madrid Rafa Benitez ayaa sheegay in ay kooxdiisa ay xiisayso laacibka qadka dhexe ee kooxda Chelsea Cesc Fabregas

Majalada laga aqristo dalka Spain ee Fichajes.com ayaa saakay qortay in macalinka reer Spain uu aad u xiiseenayso laacibka qadka dhexe ee kooxda Chelsea xidigii Hore ee kooxaha Barcelona iyo arsenal Cesc Fabregas.

Inkastoo Cesc Fabregas uu dhawaan ka dhawaajiyay in uu iska diiday in uu u dhaqaaqo kooxda Real Madrid sanado ka Hor laakin macalinkii Hore ee kooxaha Liverpool iyo Chelsea ayaa markaan xiiseenaya xidigaan kubada dhaxe ka ciyaara.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here