Sida ay sheegayaan wararka aynu ka helayno degmada Yaaqshid Ciidamo Ka tirsan kuwa Amisom ayaa Qarax Miino Goor dhaweyd lagula eegtay Nawaaxiga Isgooysa Ceeymiska Degmada Yaaqshid Ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa intiisa badan laga Maqlay xaafadaha degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir waxaana la ogeyn qasaaraha ka dhashtay qaraxa lala eegtay ciidamada ka Tirsan kuwa midowga Africa ee amisom.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

