Macalin caawiyihii Hore ee kooxda Manchester United Steve Round ayaa aaminsan in Ryan Giggs uu yahay shaqsiga u qalma in uu Noqdo Macalinka kooxda Manchester United xili ciyaareedkaan,
Kooxda ka dhisan Old Trafford ee Magaalada Manchester ayaa xili ciyaareedkaan ku jirta waayo aad u xun iyadoona shaki la Galinaayo mustaqbalka macalinka reer Holland ee Luis Van Gaal.
Manchester United ayaa xili cyaareedkaan kasoo hartay koobka Champions League iyadoona 13kii-kulan ee ugu dambeeysay guuleysatay kaliyah 3-kulan oo kaliyah.

