Steve Round:  Ryan Giggs ayaa u qalma shaqada kooxda Manchester United

0

Macalin caawiyihii Hore ee kooxda Manchester United Steve Round ayaa aaminsan in Ryan Giggs uu yahay shaqsiga u qalma in uu Noqdo Macalinka kooxda Manchester United xili ciyaareedkaan,

Kooxda ka dhisan Old Trafford ee Magaalada Manchester ayaa xili ciyaareedkaan ku jirta waayo aad u xun iyadoona shaki la Galinaayo mustaqbalka macalinka reer Holland ee Luis Van Gaal.

Manchester United ayaa xili cyaareedkaan kasoo hartay koobka Champions League iyadoona 13kii-kulan ee ugu dambeeysay guuleysatay kaliyah 3-kulan oo kaliyah.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here