Saacada marka ay caawa Noqoto 11:00 waxaa wada ciyaari doono kooxaha arsenal iyo Manchester city kulan ka Tirsan Horyaalka dalka ingiriiska waana mid kamid ah kulamada ugu xiisaha badan,
Akhriso xidigaha u safan doono labada dhinac
Predicted Arsenal XI (4-2-3-1): Petr Cech; Hector Bellerin, Per Mertesacker, Laurent Koscielny, Nacho Monreal; Mathieu Flamini, Aaron Ramsey; Theo Walcott, Mesut Ozil, Alexis Sanchez; Olivier Giroud.
Predicted Manchester City XI (4-2-3-1): Joe Hart; Bacary Sagna, Nicolas Otamendi, Eliaquim Mangala, Aleksandr Kolarov; Fernandinho, Yaya Toure; Kevin De Bruyne, David Silva, Raheem Sterling; Sergio Aguero.

