Maxkamadda Sare ee Maamulka Galmudug ayaa u yeertay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey)iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Cali Gacal Casir.
Sidoo kale Maxkamadda ayaa u yeertay tiro Xildhibaano ah oo ka Tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug si wax loogu weydiiyo eedeyn loo soo jeediyay.
Halkaan Hoose Ka Akhriso Magacyada dadka ay Maxkamada Sare Galmudug u yeertay



