G-Baarlamaanka Galmudug iyo M/Ku-xigeenka oo Maxkamadd Loogu Yeeray

0

Maxkamadda Sare ee Maamulka  Galmudug ayaa u yeertay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey)iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Cali Gacal Casir.

Sidoo kale Maxkamadda ayaa u yeertay tiro Xildhibaano ah oo ka Tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug si wax loogu weydiiyo eedeyn loo soo jeediyay.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Magacyada dadka ay Maxkamada Sare Galmudug u yeertay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here