War Deg Deg: Ruux Rayid ahaa oo goor Dhaweyd Lagu dilay Degmada Hodon

0

Wararka Haatan aynu ka halayno degmada Hodon  ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in ruux Rayid ahaa goor dhaweyd Lagu dilay Gudaha degmadaas,

Dadk ku Nool degmada Hodon oo la Hadlay idaacada simba ayaa sheegay in ruux ay dileen kooxo hubeysan oo markii dambe goobta ka baxsaday sida dadka ay inoo sheegeen.

Dhanka kale warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninka la dilay uu ahaa sarkaaal ka Tirsana ciidamada Ha’yada Nabad sugida iyo sirdoonka dowlada soomaliya oo xiligaas marayay degmada Hodon ee Gobolka Banaadir,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here