Dad loo Xiray  Bomb been ahaa ay ku Xireen  diyaarada Air France + Sawiro

0

Ugu yaraan 4-qof ayaa la xiray oo kamid ahaa Rakaabkii sarnaa diyaarada Air France kadib Markii Laamaha amaanka dalka Faransiiska ay sheegeen in ay wax ka ogaayeen Bomb been ahaa oo lagu xiray Suuliga diyaarada laga Lahaa wadanka France oo shalay ku daktay garoonka diyaaradaha Magaalada Mombasa ee dalka Kenya

Baaritaano la sameeyay Kadib ayaa la ogaaday in Bomb-ka ku xirnaa Diyaarada suuligeeda uu ahaa mid aan qarxeynin taasi oo keentay in 4-kamid ahaa dadkii rakaabka ahaa in loo xiro in ay wax ka ogaayeen arintaas.

Diyaarada Air France ayaa shalay barqadii ku dektay Magaalada Mombasa ee dalka Kenya kadib markii duuliyihii diyaarada uu codsaday arintaas waxaana sarnaa ugu yaraan 459-qofood oo  kusii jeeday Magaalada Paris ee dalka France.

2F86A2B100000578-3367575-Claims_An_image_of_what_is_claimed_to_be_the_bomb_found_on_the_p-a-19_1450612346059 2F86A67400000578-3367575-image-a-24_1450618902438

An Air France jet liner which made an emergency landing is seen at Moi International Airport in Mombas, Kenya Sunday, Dec. 20, 2015. The Boeing 777 Air France flight 463 from Mauritius to Paris was forced to land in the Kenyan coastal city of Mombasa after a device suspected to be a bomb was found in the lavatory, a Kenyan police official said Sunday. (AP Photo/Edwin Kana)

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here