War Deg Deg: Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo Xilka laga Qaaday

1

Wararka haatan Naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xilkii Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Laga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane C/fitaax Xasan afrax oo mudooyinkii dambe ahaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Xilka Gudoomiyaha  Cusub ee Gobolka Hiiraan waxaa loo Magaacabay  Mudane Yuusuf Axmed Xagar yuusuf Daba-geed oo hada ka hor soo Noqday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee dowladihii Kmg-ga. dalka soo maray,

Gudoomiyaha Magaalada Beledweyne M.Osman Macalin Qalaafow. oo goor dhaweyd la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in xilka laga qaaday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Mudane Yuusuf Axmed Xagar yuusuf Daba-geed ayaa mudooyinkii dambe ahaa gudoomiyaha xalinta qilaafka Gobolka Hiiraan

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here