Lionel Messi iyo Neymar oo kusoo bilaabanaya Finalka Club World Cup

0

Xidigaha Lionel Messi iyo  Neymar ayuu Macalin Luis Enrique’ u xuhstay ciyaartooda ka Hortagi doonta ciyaarta Finalka ee goor dhow ka dhici doonto dalka Japan,

Barcelona ayaa la ciyaari doonta kooxda dalka argentine ee River Plate ciyaar soo Galaysa 1:30 daqiiqo

Barcelona starting XI: Bravo; Alves, Pique, Mascherano, Alba; Rakitic, Busquets, Iniesta; Neymar, Suarez, Messi.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here