Xidigaha Lionel Messi iyo Neymar ayuu Macalin Luis Enrique’ u xuhstay ciyaartooda ka Hortagi doonta ciyaarta Finalka ee goor dhow ka dhici doonto dalka Japan,
Barcelona ayaa la ciyaari doonta kooxda dalka argentine ee River Plate ciyaar soo Galaysa 1:30 daqiiqo
Barcelona starting XI: Bravo; Alves, Pique, Mascherano, Alba; Rakitic, Busquets, Iniesta; Neymar, Suarez, Messi.

