Manuel Pellegrini oo soo dhaweeyay in Shaqada City loo dhiibo Macalin Pep Guardiola

0

Macalinka Kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo hadii shaqada kooxda Manchester City loo magacaabayo ninka reer Spain ee Pep Guardiola

Hogaamiyaha kooxda Beyer Munich Pep Guardiola ayaa lala xiriirinayaa shaqada kooxda Manchester City  xili  Maalmaha soo socda uu istiqaalada u gudbin doono Maamulka sare ee Kooxda Beyer Munich

Agaasimayaashii Hore ee kooxda Barcelona Ferran Soriano iyo  Txiki Begiristain ayaa kamid ah dadka doonaya in lasoo xiro Galiyo macalinkii Hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola xili sidoo kale lala xiriirinaayo kooxaha Chelsea iyo Manchester United

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here