Pope-ka dalka France Pope Francis ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu xiran doono dharka xabada la iskaga difaaco xiliga uu ka qeyb galayo xaflada sanadka cusub ee 2016-ka oo maalmo ay naga xigaan,
Video ay soo bandhigeen kooxda daacish ayay ku muujiyeen in ay dili doonaan Pope-ka dalka France Pope Francis xili ay qorsheenayaan in weeraro ay ku qaadan Magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga kadib markii ay weerar ku qaadeen caasimada dalka France ee Magaalada Paris.
Kooxda Daacish oo ciraaq iyo Syria ka dagaalanta ayaa weeraro ka Fulisay meelo kamid ah magaalooyinka waa weyn ee qaarada Yurub weerarkii ugu dambeeyay waxa ay ku qaadeen Magaalada Paris ee dalka France,


Abdi Quuri liked this on Facebook.