Akhriso:-Ahlusuna oo Galmudug Ku Eedeysay Dagaalka Deegaanka Xeraale

0

Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-sunna  Waljameeca ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in dagaalkii ka dhacay deegaanka Xeraale ay soo abaabuleen maamulka Galmudug.

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in Ahlu-sunna ay markii hore halkaasi u tageen sidii ay ku xalin lahaayeen beello walaalo ah oo dad iska dilay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here