Macalinkii kooxda Chelsea Jose Morinho oo shaqada laga Ceyriyay

1

kooxda Chelsea ayaa shaacisay in ay shaqada Macalinimo ay ka ceyrisay macalinkeeda  Jose Morinho  kadib markii xili ciyaareedkaan uu ku Bilowday waayo aad u xun.

war kasoo baxay kooxda Chelsea ayaa Lagu sheegay in naadiga Chelsea ay go’aansatay in ay shaqada Macalinimo ka ceyriso macalinka reer Portugal ee Jose Morinho

Dhanka kale Macalinka oo shir jaraaid ku qabtay garoonka kooxda Chelsea ayaa sheegay in uu aad u jecel yahay taageerayaasha kooxda Chelsea laakin uu nasiib u yeelan waayay In uu goolo ku hogaamiyo naadiga ku dhisan Galbeedka Magaalada London ee dalka Ingiriiska

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here