Lucas Moura oo iska diiday kooxaha dalka Ingiriiska

0

Ciyaaryahanka kooxda Paris Saint-Germain Lucas Moura ayaaa sheegay in uusan marnaba ku Fikirin in uu ka Tago kooxdiisa Paris Saint-Germain.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa shaki la galinayaa mustaqbalkiisa kooxda Magaalada Paris isagoona lala xiriirnaayo kooxaha kala ah Arsenal, Manchester United ,iyo Chelsea,

Lucas ayaa kooxda Paris Saint-Germain kusoo biiray bishii January sanadkii  2013-dii isagoona dhaliyay 19-Goal 130-kulan uu kasoo muuqday kooxda Magaalada Paris ee Paris Saint-Germain,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here