Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Xubin Ka Tirsan Guddiga Doorashada

0

Dikreeto ku taariikheysan 27 bishii June 2017 ayuu Madaxweynaha Puntland CabdiweliMaxamed Cali (Gaas) ugu magacaabay xubin ka mid noqonaysa guddiga doorashooyinkakumeelgaarka ee hanaanka asxaabta badan Puntland Caaqil Cabdiraxmaan Diiriye (Shuuqe).

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here