Waxaa Goordhawaweyd Magalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ku Geeriyooday wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Joseph Nkaissery sida ay sheegeen Mas’uuliyiin ka Tirsan dalkaas.
Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Joseph Nkaissery ayaa geeriyooday saacado un kadib markii uu hubin caafimaadeed u tagay isbitaalka Karen.

