Wararka Farmaajo oo Qaabilay Wiilkii Ku Guuleystay Tartankii Qur’aanka Tanzania+Sawirro By Radio Simba - Haziran 20, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta madaxtooyadda Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Cabdilaahi Aadan oo kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka kareemka ee lagu qabtay waddanka Tanzania gaar ahaan magalada Daara-salaam.