Farmaajo oo Qaabilay Wiilkii Ku Guuleystay Tartankii Qur’aanka Tanzania+Sawirro

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta madaxtooyadda Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Cabdilaahi Aadan oo kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka kareemka ee lagu qabtay waddanka Tanzania gaar ahaan magalada Daara-salaam.
 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here