Akhriso: Galmudug oo baaq u jeedisay Meeleeshiyo beeleedka ku dagaalamaya Beledweyne

0

Maamulka Galmudug  ee Gobolada dhexe ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada u dhaxeeya meeleeshiyo beeleedka wada daga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

War qoraal oo kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa Lagu sheeegay in Maamulka Galmudug uu aad kaga xun Yahay dagaalka ka socda Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiran.

Halkaan Hoose ka akhriso

Beledweyne-page0001

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here