War Deg Deg:-Gudoomiyaha Degmada Wadajir oo Ku Dhaawacmay Qaraxa

0

Waxaa la xaqiijiyay in qaraxii goordhaweyd ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka banaadir in uu ku dhaawacmay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada wadajir Cumar C/laahi Xasan.

Gudoomiyaha Cusub ee Degmada wadajir umar C/laahi Xasan ayaa la xaqiijiyay I n uu ku sugnaa xarunta Degmada islamarkaana uu dhaawac soo gaaray.

Mas’uuliyada qaraxa waxaa sheegtay Xarakada Al-shabaab, Waxayna sheegeen in dad badan lagu laayay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here